Somali Soomaali
Esol
Soo wac khadka talobinxinta afka Soomaaliga ee learndirect, si aad u weyddiisid koorsooyin af Ingiriis ah.. waxaad taas ku geli kartaa duni cusub oo fursado badan.
Lataliyaal tababaran oo diyaar u ah in ay ku caawiyaan, ku waas oo ku hadlo afafka Soomaaliga iyo Ingiriisiga. Lataliyaashasi waxay diyaar u yiihiin in ay ku cawiyaan si aad u bilowdid barashada ku hadalka, qoraalka iyo akhriska luuqada Ingiriiska.
Soo wac 0800 093 1555 bilaash ah (furan Isniin ilaa Jamce: 9ka subaxnimo ilaa 5ta galabanimo)
Haddii adiga ama qof aad taqaan u baahan yahay faahfaahin, fadlan download warqaddaan oo ku qoran af Soomaali.
Careers
Soo wac latalinta learndirect, si aad wax uga ogaato koorsooyin kala duwan…. Kuwaas oo kuu furi kara duuni cusub
Lataliyaasheenna tababaran oo ku caawinaya waxay ku hadlaan Ingiriis iyo Soomaaliba. Waxay gacan kugu siin doonaan helitaanka kooraska kugu habboon iyo sidoo kale qaadashada go’aamada waxbarashada iyo fursadaha shaqada.
Soo wac tel 0800 093 1555 I Isniin ilaa Jamce: 9ka subaxnimo -5ta galabnimo
Haddii adiga ama qof aad taqaan u baahan yahay faahfaahin, fadlan download warqaddaan oo ku qoran af Soomaali.
UKContact an adviser
Email
Call back
or phone: 0800 100 900
Bilingual advisers available
Face-to-face advice



